Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xabaalaqode

(-dayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin dadka dhinta qabriyada u qoda.

Erayo la-mid ah

xabaalWax aasid.xabaalQabri.xabaalanWax la xabaalay ahaansho.xabaalaqufQarandi; saddexsuulley.xabaalbilaashIilka maahane xabaasha inteeda kale.xabaalfureDugaagga intooda xabaalaha qodda oo meydka la soo baxa.xabaalidld xabaal¹, xawaal¹.xabaalnaanld xabaal- naansho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms