Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xab

(-bab ..., m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Walax xab oo kale ah.

Erayo la-mid ah

xabaalQabri.xabaalWax aasid.xabaalanWax la xabaalay ahaansho.xabaalaqodeNin dadka dhinta qabriyada u qoda.xabaalaqufQarandi; saddexsuulley.xabaalbilaashIilka maahane xabaasha inteeda kale.xabaalfureDugaagga intooda xabaalaha qodda oo meydka la soo baxa.xabaalidld xabaal¹, xawaal¹.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms