Qaamuuska Asalka
xaasow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
1. Nafley caato noqosho. 2. Qof carruur badan yeelasho.
Erayo la-mid ah
xaas1. Oori, afo. 2. (-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo.…xaasNafley caato noqosho.xaasaamiXoolo tabardaran sabada ku reebid ama xannaanayn.xaasaaminxabbaar¹xaasaanCaato; weyd, macluul.xaasaanXoolo caatoobid; weydoobid.xaasaanqabowNafley aan aad caato u ahayn.xaasha1. Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya. 2. Erey la yiraa…

