Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xaas

(-sas, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Oori, afo. 2. (-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo. 3. X. ah: wax tabardaran; maato. 4. X. ah: qof carruur badan leh oo hanti yar.

Erayo la-mid ah

xaasaamiXoolo tabardaran sabada ku reebid ama xannaanayn.xaasaaminxabbaar¹xaasaanCaato; weyd, macluul.xaasaanXoolo caatoobid; weydoobid.xaasaanqabowNafley aan aad caato u ahayn.xaasha1. Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya. 2. Erey la yiraa…xaashi1. Waraaq. 2. Dham- baal.xaasiNafley tabardaran daryeelid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms