Qaamuuska Asalka
xaasaami
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Xoolo tabardaran sabada ku reebid ama xannaanayn.
Erayo la-mid ah
xaas1. Oori, afo. 2. (-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo.…xaasNafley caato noqosho.xaasaaminxabbaar¹xaasaanCaato; weyd, macluul.xaasaanXoolo caatoobid; weydoobid.xaasaanqabowNafley aan aad caato u ahayn.xaasha1. Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya. 2. Erey la yiraa…xaashi1. Waraaq. 2. Dham- baal.

