Qaamuuska Asalka
xaadiri
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magac- yadooda yeerin.
Erayo la-mid ah
xaadTimo jilicsan oo oogada dadka ka soo baxa.xaadiWax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftir…xaadir1. Meel joogid (qof); jooge. 2. Haatan.xaadirQof meel ku sug- naan ama tegid.xaadirinld xaadiiris.xaadirsanWax la xaadiriyey ahaansho.xaadirsanaanld xaadirsa-naansho.xaadirsanaansho/dh ld xaadirsanaan.

