Qaamuuska Asalka
xaad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Timo jilicsan oo oogada dadka ka soo baxa.
Erayo la-mid ah
xaadiWax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftir…xaadir1. Meel joogid (qof); jooge. 2. Haatan.xaadirQof meel ku sug- naan ama tegid.xaadiriDad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magac-…xaadirinld xaadiiris.xaadirsanWax la xaadiriyey ahaansho.xaadirsanaanld xaadirsa-naansho.xaadirsanaansho/dh ld xaadirsanaan.

