Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xaadi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid.

Erayo la-mid ah

xaadTimo jilicsan oo oogada dadka ka soo baxa.xaadir1. Meel joogid (qof); jooge. 2. Haatan.xaadirQof meel ku sug- naan ama tegid.xaadiriDad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magac-…xaadirinld xaadiiris.xaadirsanWax la xaadiriyey ahaansho.xaadirsanaanld xaadirsa-naansho.xaadirsanaansho/dh ld xaadirsanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms