Qaamuuska Asalka
weyneyso
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(fiis.) Qalab loogu talaggalay in uu weyneeyo hummagga walxo aad u sii yar.
Erayo la-mid ah
weyn1. Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tira…weynaanld weynaansho, weynin.weynaansho/dh eeg weynow. ld weynaan.weynbaarBoorso haween oo harag la xardhay ka samaysan.weyneIlaah; Rabbi.weynee1. Wax, wax weyn ka dhigid. 2. Cid qiimo u yeelid. 3. Is w.:…weyneynld weyneys, weyneysiin.weyneynSummad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama ya…

