Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

weynee

(-neeyay, -neysay)
Falg2

Macnaha

1. Wax, wax weyn ka dhigid. 2. Cid qiimo u yeelid. 3. Is w.: wax weyn iska dhigid (qof). 4. Iska w.: qof cid iska sarreysiin. ld weyneysii.

Erayo la-mid ah

weyn1. Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tira…weynaanld weynaansho, weynin.weynaansho/dh eeg weynow. ld weynaan.weynbaarBoorso haween oo harag la xardhay ka samaysan.weyneIlaah; Rabbi.weyneynld weyneys, weyneysiin.weyneynSummad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama ya…weyneyso(fiis.) Qalab loogu talaggalay in uu weyneeyo hummagga walxo…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms