Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

weyn

(-naa, -nayd; waaweyn)
Falmg4

Macnaha

1. Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho. 2. Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.

Erayo la-mid ah

weynaanld weynaansho, weynin.weynaansho/dh eeg weynow. ld weynaan.weynbaarBoorso haween oo harag la xardhay ka samaysan.weyneIlaah; Rabbi.weynee1. Wax, wax weyn ka dhigid. 2. Cid qiimo u yeelid. 3. Is w.:…weyneynld weyneys, weyneysiin.weyneynSummad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama ya…weyneyso(fiis.) Qalab loogu talaggalay in uu weyneeyo hummagga walxo…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms