Qaamuuska Asalka
weji-gebagabo
(-iyo ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Heerka afraad ee qaybsanka unugga; kaas oo ah marka ay koromaatidhyadu gaadhaan cidhifyada, saytobalaasamkuna uu qaybsamo ee uu sameeyo laba unug oo mataana ah oo kala soocan. Waxa baaba'a miiqyada iyo xiddigaha iyaadoo bu' yarada iyo xuubka bu'da ee unug mataan kastaa dib u samaysmo iyo koromosoomyada oo dib u soo ceshada qaabkoodii dunta oo kale ahaa.
Erayo la-mid ah
wejiMadaxa dadka intiisa horay u soo jeedda ee u dhexeysa foodda…weji-dayaxeed(c.fal.) Heerarka kala duwan ama isbeddellada muuqaalka oo d…weji-dhexeHeerka ugu weyn ee qaybsanka bu'da, kaas oo xuubka bu'du uu …weji-didsan(kiim.) Xaalad atam, molikuyuul, ama hab kale oo leh tamar k…wejibbaxWeji aan furfurnayn oo kolka qof la arko la duuduubo; wajika…wejifurHadiyad gabdhaha la arooso uu siiyo ninka wax aroosay kolka …wejigarashold wejigarad.wejigaro1. Cid aqoonsasho. 2. Cid u eexasho.

