Qaamuuska Asalka
weji
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Madaxa dadka intiisa horay u soo jeedda ee u dhexeysa foodda ilaa iyo lafta garka, dhegta ilaa dhegta kale oo indhaha, sanka iyo afku ku yaalliin; fool; jaah. ld waji.
Erayo la-mid ah
weji-dayaxeed(c.fal.) Heerarka kala duwan ama isbeddellada muuqaalka oo d…weji-dhexeHeerka ugu weyn ee qaybsanka bu'da, kaas oo xuubka bu'du uu …weji-didsan(kiim.) Xaalad atam, molikuyuul, ama hab kale oo leh tamar k…weji-gebagabo(baay.) Heerka afraad ee qaybsanka unugga; kaas oo ah marka …wejibbaxWeji aan furfurnayn oo kolka qof la arko la duuduubo; wajika…wejifurHadiyad gabdhaha la arooso uu siiyo ninka wax aroosay kolka …wejigarashold wejigarad.wejigaro1. Cid aqoonsasho. 2. Cid u eexasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
