Qaamuuska Asalka
weji-dayaxeed
(-iyo ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.fal.) Heerarka kala duwan ama isbeddellada muuqaalka oo dayaxu maro markuu ku wareegayo dhulka, waxaana loo yaqaannaa dayax cusub, dayax buuxa, iwm.
Erayo la-mid ah
wejiMadaxa dadka intiisa horay u soo jeedda ee u dhexeysa foodda…weji-dhexeHeerka ugu weyn ee qaybsanka bu'da, kaas oo xuubka bu'du uu …weji-didsan(kiim.) Xaalad atam, molikuyuul, ama hab kale oo leh tamar k…weji-gebagabo(baay.) Heerka afraad ee qaybsanka unugga; kaas oo ah marka …wejibbaxWeji aan furfurnayn oo kolka qof la arko la duuduubo; wajika…wejifurHadiyad gabdhaha la arooso uu siiyo ninka wax aroosay kolka …wejigarashold wejigarad.wejigaro1. Cid aqoonsasho. 2. Cid u eexasho.

