Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wajaq

MagacLafdheeri

Macnaha

Waalli daran oo qofka lala qaban waayo.

Erayo la-mid ah

wajac1. Xanuun yar. 2. Cudur weylaha ku dhaca oo ay la jibaadaan.wajacsanWax wajac hayo ahaansho.wajacsanaanld wajacsanaansho.wajacsanaansho/dh ld wajacsanaan.wajahadDhinaca hadba aqalku u sii jeedo hortiisa.wajahad(fiis.) Jiidda dhulka dushiisa ah ee u dhexaysa kalana saart…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms