Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
🌙 Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
wajahad
(-do, m.l)
Magac
Dhexdhexaad
Macnaha
Dhinaca hadba aqalku u sii jeedo hortiisa.
← Dib u noqo
✏ Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
wajac
1. Xanuun yar. 2. Cudur weylaha ku dhaca oo ay la jibaadaan.
wajacsan
Wax wajac hayo ahaansho.
wajacsanaan
ld wajacsanaansho.
wajacsanaansho
/dh ld wajacsanaan.
wajaq
Waalli daran oo qofka lala qaban waayo.
wajaq
Waalli daran qof ku dhicid.
Erayga Manta
borobogaanda
War iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.