Qaamuuska Asalka
wajacsanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld wajacsanaan.
Erayo la-mid ah
wajac1. Xanuun yar. 2. Cudur weylaha ku dhaca oo ay la jibaadaan.wajacsanWax wajac hayo ahaansho.wajacsanaanld wajacsanaansho.wajahadDhinaca hadba aqalku u sii jeedo hortiisa.wajahad(fiis.) Jiidda dhulka dushiisa ah ee u dhexaysa kalana saart…wajaqWaalli daran oo qofka lala qaban waayo.wajaqWaalli daran qof ku dhicid.

