Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wadey

(-yo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Jaal; saaxiib; rafiiq.

Erayo la-mid ah

wade1. Qof baabuurta wadi yaqaan. 2. Meel dad badan isugu yimaad…wadeecee1. Wax waxaan Ilaahay mooyee cid kale ilaalinayn ka dhigid. …wadeeco1. W. ah: wax Ilaahay mooyee aan cid kale ilaalinayn. 2. Wax…wadeecowWax wadeecoobay noqosho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms