Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wadeecee

(-ceeyay, -caysay)
Falg2

Macnaha

1. Wax waxaan Ilaahay mooyee cid kale ilaalinayn ka dhigid. 2. Wax dayicid.

Erayo la-mid ah

wade1. Qof baabuurta wadi yaqaan. 2. Meel dad badan isugu yimaad…wadeeco1. W. ah: wax Ilaahay mooyee aan cid kale ilaalinayn. 2. Wax…wadeecowWax wadeecoobay noqosho.wadeyJaal; saaxiib; rafiiq.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms