Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wadeeco

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. W. ah: wax Ilaahay mooyee aan cid kale ilaalinayn. 2. Wax la dayacay.

Erayo la-mid ah

wade1. Qof baabuurta wadi yaqaan. 2. Meel dad badan isugu yimaad…wadeecee1. Wax waxaan Ilaahay mooyee cid kale ilaalinayn ka dhigid. …wadeecowWax wadeecoobay noqosho.wadeyJaal; saaxiib; rafiiq.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms