Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waayo-aragnimo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Aqoon ama fikrad la xiriirta shaqo gaar ah taasoo laga helay muddadii dheerayd ee laga shaqaynayay hawshaas.

Erayo la-mid ah

waaya-aragW. ah: qof leh aqoon dheeraad ah oo laga kasbado shaqo, dad …waaya-aragnimoahaansho; khibrad. ld waayo-aragnimo.waayadii-dhexeWax la xiriira waqtayadii dhexe intii u dhexeeysay 1100 Ciis…waayeeIlmo si uu u seexdo ruxid.waayeelQof fil weyn ama wax garad ah.waayeelnimoWaayeel ahaan.waayeelowWaayeel noqosho.waayidld waayis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms