Qaamuuska Asalka
waayeel
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof fil weyn ama wax garad ah.
Erayo la-mid ah
waaya-aragW. ah: qof leh aqoon dheeraad ah oo laga kasbado shaqo, dad …waaya-aragnimoahaansho; khibrad. ld waayo-aragnimo.waayadii-dhexeWax la xiriira waqtayadii dhexe intii u dhexeeysay 1100 Ciis…waayeeIlmo si uu u seexdo ruxid.waayeelnimoWaayeel ahaan.waayeelowWaayeel noqosho.waayidld waayis.waayirXarig macdan ah; silig.

