Qaamuuska Asalka
waayeelow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
Waayeel noqosho.
Erayo la-mid ah
waaya-aragW. ah: qof leh aqoon dheeraad ah oo laga kasbado shaqo, dad …waaya-aragnimoahaansho; khibrad. ld waayo-aragnimo.waayadii-dhexeWax la xiriira waqtayadii dhexe intii u dhexeeysay 1100 Ciis…waayeeIlmo si uu u seexdo ruxid.waayeelQof fil weyn ama wax garad ah.waayeelnimoWaayeel ahaan.waayidld waayis.waayirXarig macdan ah; silig.

