Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

uurxun

(-xumaa, -xumayd)
Falmg4

Macnaha

Qof aan cidna sama ka filaneyn ahaansho.

Erayo la-mid ah

uurxaadGeednagaar dooxooyinka ka baxa oo xooluhu daaqaan.uurxaaranQof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho.uurxaarnaanld uur-xaarnaansho.uurxaarnaansho/dh ld uurxaarnaan.uurxumaanld uur-xumaansho.uurxumaansho/dh ld uurxumaan.uurxumoDabci aan wanaagsanayn oo qof leeyahay oo u diida in uu illa…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms