Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

uurxaaran

(-rnaa, -rnayd)
Falmg4

Macnaha

Qof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho.

Erayo la-mid ah

uurxaadGeednagaar dooxooyinka ka baxa oo xooluhu daaqaan.uurxaarnaanld uur-xaarnaansho.uurxaarnaansho/dh ld uurxaarnaan.uurxumaanld uur-xumaansho.uurxumaansho/dh ld uurxumaan.uurxumoDabci aan wanaagsanayn oo qof leeyahay oo u diida in uu illa…uurxunQof aan cidna sama ka filaneyn ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms