Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

uurxumo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dabci aan wanaagsanayn oo qof leeyahay oo u diida in uu illaabo waxa loo geysto. ld uurxumi.

Erayo la-mid ah

uurxaadGeednagaar dooxooyinka ka baxa oo xooluhu daaqaan.uurxaaranQof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho.uurxaarnaanld uur-xaarnaansho.uurxaarnaansho/dh ld uurxaarnaan.uurxumaanld uur-xumaansho.uurxumaansho/dh ld uurxumaan.uurxunQof aan cidna sama ka filaneyn ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms