Qaamuuska Asalka
Ururkii-Qaramada
MagacLafdheeri
Macnaha
Urur la sameeyey dagaalkii adduunka ee kowaad kaddib, kasoo loo dhisay horumarinta Iskaashiga caalamiga iyo ka hortagga dagaal, wuxuuna burburiyey dagaalkii II ee Adduunka.
Erayo la-mid ah
ururXiddigo dhawr ah oo meel isugu yimaada oo isla socda.urur1. Seddax horimood oo ciidan ah. 2. Dad aragti siyaasadeed k…urur1. (kiim.) Marka la eego tusaha falgalka curiyayaasha, waa t…urur-shaqaale(taar.) Urur matala xoogsatada, rabo in uu wax kaurur4Nafley tiro badan meel isugu imaansho. ld urursan¹.ururi1. Wax meel isugu keenid. 2. U u.: kaalmo cid la siinayo dad…ururidld aruurid.ururinld aruurin, ururis.

