Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

urur

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Seddax horimood oo ciidan ah. 2. Dad aragti siyaasadeed ku midoobay. 3. Tiro isku wax ka hadlaysa oo is buuxinaysa.

Erayo la-mid ah

urur-shaqaale(taar.) Urur matala xoogsatada, rabo in uu wax kaurur4Nafley tiro badan meel isugu imaansho. ld urursan¹.ururi1. Wax meel isugu keenid. 2. U u.: kaalmo cid la siinayo dad…ururidld aruurid.ururinld aruurin, ururis.ururisururin.Ururkii-QaramadaUrur la sameeyey dagaalkii adduunka ee kowaad kaddib, kasoo …urursanWax la ururiyay noqosho. ld urur4.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms