Qaamuuska Asalka
urur4
(-ray, -rtay)Falmg1
Macnaha
Nafley tiro badan meel isugu imaansho. ld urursan¹.
Erayo la-mid ah
ururXiddigo dhawr ah oo meel isugu yimaada oo isla socda.urur1. Seddax horimood oo ciidan ah. 2. Dad aragti siyaasadeed k…urur1. (kiim.) Marka la eego tusaha falgalka curiyayaasha, waa t…urur-shaqaale(taar.) Urur matala xoogsatada, rabo in uu wax kaururi1. Wax meel isugu keenid. 2. U u.: kaalmo cid la siinayo dad…ururidld aruurid.ururinld aruurin, ururis.ururisururin.

