Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

unugga-Daaniyal

(fiis.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Unug aasaasi ah (sida unugga foolt), xoog danab wadihiisuna yahay 1.08 V, lehna qotino maar (+) iyo naxaas ah (-). Unuggan waxa uu leeyahay gudbiye naxaro salfaytah iyo milanka maar salfayt oo kahortaga daahneefeed ka dhaca unugga.

Erayo la-mid ah

unugWax aan hore u jirin oo la curinayo, bilawga ugu horreeya.unug(baay) Halbeegga salka nolosha ee maatar iyo tamarina ka soo…unugsamayn.unug-dareen-dhaqaaq(c.nafl.) Unug ama organ soo saara jawaab fisiyoolojyiyeed m…unug-dareen-wade(c.nafl.) Unug dheeraaday oo faracyo leh, kaasi oo ah halbee…unug-gudeed(c.nafl.) Unugyada inta u dhaxaysa.unug-maskaxeedka-dhaqaaqaUnugyada sameeya mareennada u dhexeeya maskaxda iyo xubinta …unug-waalid(c.nafl.) Unugga ay ka soo farcamaan ama ka samaysmaan unugy…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms