Qaamuuska Asalka
unug-dareen-wade
(-dayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Unug dheeraaday oo faracyo leh, kaasi oo ah halbeegga aasaaska u ahurur shaqaale habdhiska dareenwadka, gaarna u ah gudbinta gujooyinka.
Erayo la-mid ah
unugWax aan hore u jirin oo la curinayo, bilawga ugu horreeya.unug(baay) Halbeegga salka nolosha ee maatar iyo tamarina ka soo…unugsamayn.unug-dareen-dhaqaaq(c.nafl.) Unug ama organ soo saara jawaab fisiyoolojyiyeed m…unug-gudeed(c.nafl.) Unugyada inta u dhaxaysa.unug-maskaxeedka-dhaqaaqaUnugyada sameeya mareennada u dhexeeya maskaxda iyo xubinta …unug-waalid(c.nafl.) Unugga ay ka soo farcamaan ama ka samaysmaan unugy…unugga-DaaniyalUnug aasaasi ah (sida unugga foolt), xoog danab wadihiisuna …

