Qaamuuska Asalka
unug-waalid
(-gyo ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Unugga ay ka soo farcamaan ama ka samaysmaan unugyada kale marka qaybsanka unugga dhaco.
Erayo la-mid ah
unugWax aan hore u jirin oo la curinayo, bilawga ugu horreeya.unug(baay) Halbeegga salka nolosha ee maatar iyo tamarina ka soo…unugsamayn.unug-dareen-dhaqaaq(c.nafl.) Unug ama organ soo saara jawaab fisiyoolojyiyeed m…unug-dareen-wade(c.nafl.) Unug dheeraaday oo faracyo leh, kaasi oo ah halbee…unug-gudeed(c.nafl.) Unugyada inta u dhaxaysa.unug-maskaxeedka-dhaqaaqaUnugyada sameeya mareennada u dhexeeya maskaxda iyo xubinta …unugga-DaaniyalUnug aasaasi ah (sida unugga foolt), xoog danab wadihiisuna …

