Qaamuuska Asalka
ug
(-gay, -gtay)Falg1
Macnaha
Ku u.: wax dab ku qallajin.
Erayo la-mid ah
ugaadhsadeXayawan u ugaadhasada xayawaannada kale cunto ahaan.ugaardilasho (qof). ld ugaarso.ugaarNafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deera…ugaarashold ugaarsasho, ugaarsi.ugaareeDabjoob in ay ugaar noqoto gayeysiin.ugaarowUgaar noqosho.ugaarsashold ugaarasho.ugaarsatoDad ugaarta ugaarsada.

