Qaamuuska Asalka
ugaarsato
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Dad ugaarta ugaarsada.
Erayo la-mid ah
ugaadhsadeXayawan u ugaadhasada xayawaannada kale cunto ahaan.ugaarNafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deera…ugaardilasho (qof). ld ugaarso.ugaarashold ugaarsasho, ugaarsi.ugaareeDabjoob in ay ugaar noqoto gayeysiin.ugaarowUgaar noqosho.ugaarsashold ugaarasho.ugaarsoUgaar doonasho. ld ugaaro.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
