Qaamuuska Asalka
ugaarsasho
MagacDhexdhexaad
Macnaha
ld ugaarasho.
Erayo la-mid ah
ugaadhsadeXayawan u ugaadhasada xayawaannada kale cunto ahaan.ugaarNafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deera…ugaardilasho (qof). ld ugaarso.ugaarashold ugaarsasho, ugaarsi.ugaareeDabjoob in ay ugaar noqoto gayeysiin.ugaarowUgaar noqosho.ugaarsatoDad ugaarta ugaarsada.ugaarsoUgaar doonasho. ld ugaaro.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
