Erayo la-mid ah
tumaMagacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsad…tumaal1. Qof biraha farsameeya. 2. Sab.tumaalNaag tumaal ah.tumaaliT. ah: wax gacan lagu farsameeyay (bir).tumanWax la tumay ahaansho (bir, qof, xiniinyo iwm).tumay1. Orgi ama wan la dhufaanay. 2. Caws la tumay oo dirmaha la…tumayoQare la miiray gufarka ka hara.

