Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tuman

(-mnaa, -mnayd)
Falmg4

Macnaha

Wax la tumay ahaansho (bir, qof, xiniinyo iwm).

Erayo la-mid ah

tumaMagacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsad…tumaal1. Qof biraha farsameeya. 2. Sab.tumaalNaag tumaal ah.tumaaliT. ah: wax gacan lagu farsameeyay (bir).tumay1. Orgi ama wan la dhufaanay. 2. Caws la tumay oo dirmaha la…tumayoQare la miiray gufarka ka hara.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms