Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tumay

(-yo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Orgi ama wan la dhufaanay. 2. Caws la tumay oo dirmaha laga sameeyo. 3. Roob aan xoog lahayn.

Erayo la-mid ah

tumaMagacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsad…tumaal1. Qof biraha farsameeya. 2. Sab.tumaalNaag tumaal ah.tumaaliT. ah: wax gacan lagu farsameeyay (bir).tumanWax la tumay ahaansho (bir, qof, xiniinyo iwm).tumayoQare la miiray gufarka ka hara.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms