Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tiriig

(-gyo, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Koronto. 2. Siraad gaas lagu shubo oo la neefiyo oo iftiin xoog badan bixiyo. 3. T. ah: xarig saddex dhudood ah oo isku soohan.

Erayo la-mid ah

tiri1. Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid. 2. Gabay, hees iwm …tiricTartiib u socosho. ld turuc.tiridld tiris², tirniin.tirigonometeriLaanta xisaabta ee ku saabsan furfurista saddex-xagallada iy…tirigsanXarig si tirjis ah loo sameeyay ahaansho.tirosin aritmatigtirigsanaanld tirigsanaansho.tirigsanaansho/dh ld tirigsanaan.tirigsoXarig saddex dhudood ah soohasho. ld tirjiso.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms