Qaamuuska Asalka
tirigonometeri
(xis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Laanta xisaabta ee ku saabsan furfurista saddex-xagallada iyada oo la adeegsanaayo fansaarro tirignometiyeed. tirignometeriga Waxa ay qiime aad waxtar leh u leedahay maadooyinka sida: injineeriya, nakhsha- daynta, sahminta badmaax, cilmifalag iwm, waxaa loo qaybiyaa laba qaybood oo kala ah: sallaxa oo ku saabsan saddex- xagallo sallaxaha iyo tirignome-tiriga kubbadeed oo ku saabsan saddex-xagallo kubbadeed. Fansaarrada tirigo-nometeriyeed waxaay kaalin muhiim ah ka qaataan saafidda waxaana loo adeegsadaa in lagu muujiyo birar iyo finoomino.
Erayo la-mid ah
tiri1. Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid. 2. Gabay, hees iwm ā¦tiricTartiib u socosho. ld turuc.tiridld tiris², tirniin.tirigsanXarig si tirjis ah loo sameeyay ahaansho.tirosin aritmatigtirigsanaanld tirigsanaansho.tirigsanaansho/dh ld tirigsanaan.tirigsoXarig saddex dhudood ah soohasho. ld tirjiso.tiriig1. Koronto. 2. Siraad gaas lagu shubo oo la neefiyo oo iftiiā¦
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
