Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tiri

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid. 2. Gabay, hees iwm curin. 3. Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.

Erayo la-mid ah

tiricTartiib u socosho. ld turuc.tiridld tiris², tirniin.tirigonometeriLaanta xisaabta ee ku saabsan furfurista saddex-xagallada iy…tirigsanXarig si tirjis ah loo sameeyay ahaansho.tirosin aritmatigtirigsanaanld tirigsanaansho.tirigsanaansho/dh ld tirigsanaan.tirigsoXarig saddex dhudood ah soohasho. ld tirjiso.tiriig1. Koronto. 2. Siraad gaas lagu shubo oo la neefiyo oo iftii…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms