Qaamuuska Asalka
tiiri
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Wax meel ku santeecin. 2. Wax xoojin.
Erayo la-mid ah
tiirNeef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed…tiir1. (-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badan…tiiraanyaysanQof murugsan ahaansho.tiiraanyaysnaanld tiiraanyaysnaansho.tiiraanyaysnaansho/dh ld tiiraanyays- naan.tiiraanyeeCid tiiraanyo ku abuurid.tiiraanyoArrin lala murugoodo, caloolxumo, uurkutaallo.tiiraanyooTiiraanyo dareemid.

