Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tiiraanyoo

(-ooday, -ootay)
Falmg3

Macnaha

Tiiraanyo dareemid.

Erayo la-mid ah

tiirNeef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed…tiir1. (-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badan…tiiraanyaysanQof murugsan ahaansho.tiiraanyaysnaanld tiiraanyaysnaansho.tiiraanyaysnaansho/dh ld tiiraanyays- naan.tiiraanyeeCid tiiraanyo ku abuurid.tiiraanyoArrin lala murugoodo, caloolxumo, uurkutaallo.tiireGeed iskiisa isaga baxa oo xididdadiisa u ah dawo nooc ka mi…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms