Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tiiraanyee

(-yeeyay, -yaysay)
Falg2

Macnaha

Cid tiiraanyo ku abuurid.

Erayo la-mid ah

tiirNeef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed…tiir1. (-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badan…tiiraanyaysanQof murugsan ahaansho.tiiraanyaysnaanld tiiraanyaysnaansho.tiiraanyaysnaansho/dh ld tiiraanyays- naan.tiiraanyoArrin lala murugoodo, caloolxumo, uurkutaallo.tiiraanyooTiiraanyo dareemid.tiireGeed iskiisa isaga baxa oo xididdadiisa u ah dawo nooc ka mi…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms