Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tee

(kuwee, w)
MagacweDhexdhexaad

Macnaha

Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig, oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado. tus. “Waa tee midda hadlaysa imminka?”.

Erayo la-mid ah

teed1. Qoryo gaagaaban oo meel la dhisayo la sii saarsaaro. 2. O…teedaDibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad e…teedaMagacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax iyadu (…teediOod, qoryo iwm xiriir isu dhigid. ld teed².teedinld teed¹ (3), teedid.teedsanWax si taxan la isu daba dhigay ahaansho.teedsanaanld teed- sanaansho.teedsanaansho/dh ld teedsanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms