Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

teed

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qoryo gaagaaban oo meel la dhisayo la sii saarsaaro. 2. Ood loo dhigo ugaar si ay u marto meel loogu talaggalay. 3. ld teedin.

Erayo la-mid ah

teedaMagacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax iyadu (…teedaDibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad e…teediOod, qoryo iwm xiriir isu dhigid. ld teed².teedinld teed¹ (3), teedid.teedsanWax si taxan la isu daba dhigay ahaansho.teedsanaanld teed- sanaansho.teedsanaansho/dh ld teedsanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms