Qaamuuska Asalka
teeda
(kuweeda, w)MagaclhDhexdhexaad
Macnaha
Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. eeg keeda. Tus. “Weyddii halka ay teeda uga tagtay”.