Qaamuuska Asalka
talajir
(-ray, -rtay)Falmg1
Macnaha
Ku t.: wax samayntooda ku talaggelid.
Erayo la-mid ah
talaadoTodobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbac…talaammiinDadka inta aan birta tumin.talaggal1. T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe. 2. ld talagge…talaggalKu t.: wax qorshaysasho.talaggeliQof wax kala tashasho.talaggelidld talaggal¹ (2).talajeedinSoo t.: fikrad laga dhiibto arrin.talalTaah.

