Qaamuuska Asalka
talaammiin
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dadka inta aan birta tumin.
Erayo la-mid ah
talaadoTodobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbac…talaggalKu t.: wax qorshaysasho.talaggal1. T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe. 2. ld talagge…talaggeliQof wax kala tashasho.talaggelidld talaggal¹ (2).talajeedinSoo t.: fikrad laga dhiibto arrin.talajirKu t.: wax samayntooda ku talaggelid.talalTaah.

