Qaamuuska Asalka
talaggeli
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Qof wax kala tashasho.
Erayo la-mid ah
talaadoTodobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbac…talaammiinDadka inta aan birta tumin.talaggal1. T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe. 2. ld talagge…talaggalKu t.: wax qorshaysasho.talaggelidld talaggal¹ (2).talajeedinSoo t.: fikrad laga dhiibto arrin.talajirKu t.: wax samayntooda ku talaggelid.talalTaah.

